BBC SOMALI

SOMALI LINKS
Af-soomaali.blogspot

y4k2007
Afdheer
Aftahan

Ardaydasom.com
Dhanaan

Doollo (Suugaan)

Faafan
Godeynews

Heibeh.blogspot

HornAfrik

Hiiraan

Iftiinka Aqoonta

Jigjiga
Jigjigawe
Kapchits

Kismaayonews

Kilil5

Markacadeey

Maroodi

Nogob

Qalaafe

Radioogaal
Radiofana
Radiojigjiga

Somaliaonline

SomaliState

Somalitech

Somalitribune
Somaliview
Somaliweyn
Somaliwide
VOAAfSoomaali

Wardheernews
Warshiikh

Xaajo.com

ETHIOPIAN LINKS

ENA
Walta Info

[C]ENGLISH LINKS[/C]
Irin East Africa

»YWCA Toronto young woman of distinction 2008
(Q/D) Thursday, May 08, 2008

YWCA Toronto young woman of distinction 2008. Ayan Hersi is the antidote to a culture saturated with stories of starlets famous only for being ...
Read More

»Maamulka Websiteka Wardheernews oo Hambalyo u soo direy Qorahey Education Foundation.
(Q/D) Khamiis, Maajo 08, 2008

Maamulka & Xubnaha Mashruuca:

Waxa aanu idiin soo gudbinaynaa hambalyo iyo bogaadin sida wanaagsan ee uu idiinku qabsoomay shir sannadeedkii 5aad ee mashruuca muhimadda weyn u leh guud ahaan Deegaanka Soomaalida iyo gobolka Qoraxay. Marka xiga waxa iyana aanu hambalyo u diraynaa maamulka cusub ee mashruuca. Kuwaas oo aanu u rajaynayno in hawshaa culus ee loo xilsaaray ay si wanaagsan uga soo bixi doonaan, Eebbena uga baryaynno in uu u fududeeyo xilkaas.
Read More

»Shir Sannadeedkii 5aad ee Qorahey Education Foundation (QEF) (Sawiradii Shirka Kobtan Hoose ka Daawo!!!)

Minneapols, MN 26th April 2008. Shir aad looga soo qeyb galey, loona soo abaabuley oo uu qabtey Mashruuca Waxbarashada ee Qorahey (QEF) ayaa bishan April 26, 2008 ka dhacey Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Shirkan oo ka dhaceyey Sheraton - Four Points Hotel. Waxaa shirka si fiican uga soo qeyb galey bulshada qeybaheeda kala duwan sida odoyaal dhaqameedyada, hooyooyinka, aqoonyahanada,dhalinyarada, Xubnaha, saaxiibada iyo taageerasha Mashruuca oo meelo badan uga kala yimid.
Read More

»Baaq ku wajahan dhamman Ummdadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddisa
(Q/D) Arbaco, Maajo 07, 2008
Ahemdou Ould-Abdallah
Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya
______________________________
May 07, 2008 (WDN)- Qoraalkaan waxaan ugu mahad celinayaa dhamman dadka Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ee sida wadaniyadda leh mar walba ooga fakeraya waddankooda. Waxaan in badan oo dadkan ka mid ah kula kulmay dalka Djibouti, Dubai, Kenya, Norway, Swiden, iyo dalka Maraykanka. Haddana, waxaan wakhti dhow rajaynayaa in aan kuwo kale kula kulmo dalka Ingiriisaka, Kanada iyo meelo kale.

Ahemdou Ould-Abdallah
Ergeyga QM u qaabilsan Soomaaliya
Read More

»Ethiopia: Xeerkii Qoyska Dawlada Deegaanka Somalida oo dhamaystiran
(Q/D) Arbaco, Maajo 07, 2008

BAYAANKA XEERKA QOYSKA DAWLADA.
DEEGAANKA SOOMAALIDA EE BAYAAN TIRSI ___ 2000
Maadaama qoysku yahay xubinta ugu horeysa ee buishadu ka aasaasanto, ayaa waxaa lagama maarmaan ah in buishada iyo dawladuba ilaaliyaan, isla markaana ay S00 saaraan xeerar lagu dhaqayo laguna ilaalinayo xidhiidhada qoyska.
Read More

»Djibouti accuses Eritrea of border violation
(Q/D) Tuesday, May 06, 2008

Addis Ababa, May 6, 2008 (WIC) - Djibouti has accused Eritrea of violating its border by sending troops into its territory, according to BBC.
"The two armies are facing each other. The situation is explosive," said Djibouti President Ismail Omar Guelleh.
Read More

»Djibouti, Eritrea: Arab League To Send
(Q/D) Monday, May 05, 2008
APA
Cairo (APA) - The Arab league decided Sunday to send a fact-finding mission to the disputed border area between Djibouti and Eritrea to evaluate the situation and prepare a report to the league, the under-secretary of the Arab league for political affairs, Ambassador Ahamed ben Hely, told the press.
Read More

»Madarasada xifdiga iyo tarbiyadda ee BILAAL gobolka Afdheer.
(Q/D) Isniin, Maajo 05, 2008

Hargeelle: 2008-05-05, (Af.Online) Madarasada lagu magacaabo Bilaal ee ku taal caasimadda gobolka Afdheer ee Hargeelle waxa akhrista 80 Arday oo ka barta xifdiga Qu`aanka iyo tarbiyadda islaamka.
Read More

»Shir Sannadeedkii 5aad ee Qorahey Education Foundation (QEF)

Minneapols, MN 26th April 2008. Shir aad looga soo qeyb galey, loona soo abaabuley oo uu qabtey Mashruuca Waxbarashada ee Qorahey (QEF) ayaa bishan April 26, 2008 ka dhacey Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
Shirkan oo ka dhaceyey Sheraton - Four Points Hotel. Waxaa shirka si fiican uga soo qeyb galey bulshada qeybaheeda kala duwan sida odoyaal dhaqameedyada, hooyooyinka, aqoonyahanada,dhalinyarada, Xubnaha, saaxiibada iyo taageerasha Mashruuca oo meelo badan uga kala yimid.
Read More

»Dhalinyaro u dhalatay gobalka OGADEN oo loo gacan geliyay ciidamada Ethiopia
(Q/D) Jimce, Maajo 02, 2008

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya dhalinyaradii shalay laga qab qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in loo gudbiyay dhinaca Ethiopia islamarkaana loo gacan geliyay ciidamada Ethiopia ee ku sugan xadka labada dal.
Read More

..................................................

©2006 Qabridahare.com

Designed by Somalitech.com