BBC SOMALI
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30
SOMALI LINKS
Af-soomaali.blogspot
y4k2007
Afdheer
Aftahan
Ardaydasom.com
Dhanaan
Doollo (Suugaan)
Faafan
Godeynews
Heibeh.blogspot
HornAfrik
Hiiraan
Iftiinka Aqoonta
Jigjiga
Jigjigawe
Kapchits
Kismaayonews
Kilil5
Markacadeey
Maroodi
Nogob
Qalaafe
Radioogaal
Radiofana
Radiojigjiga
Somaliaonline
SomaliState
Somalitech
Somalitribune
Somaliview
Somaliweyn
Somaliwide
VOAAfSoomaali
Wardheernews
Warshiikh
Xaajo.com
ETHIOPIAN LINKS
ENA
Walta Info
[C]ENGLISH LINKS[/C]
Irin East Africa
Shaqo ayaa ku socota boggan
Maamulka Websiteka Wardheernews oo Hambalyo u soo direy Qorahey Education Foundation.
..................................................
Shir Sannadeedkii 5aad ee Qorahey Education Foundation (QEF) (Sawiradii Shirka Kobtan Hoose ka Daawo!!!)
..................................................
Hambalyo: Ururka Dhallinyarada Reer Qabridahare ee Koonfurta Afrika, gaar ahaan magaalada SouthernCape waxay halkan hambalyo uga direyaan Cabdullaahi Axmed Maxamed Cadhays oo ay bishan Abriil 28, 2008 gabadhi ugu dhalatay waddanka Koonfurta Afrika. Gabadhaas oo Ifraax loo bixiyey waxaanu leenahay noqo gabadhii dalkeeda, diinteeda, dadkeeda iyo waalidkeedba anfacda
..................................................
Hambalyo Dhalasho Wiil: Cabdullaahi Daahir Cabdille iyo Ikraan Cabdi Weerar oo wiil ugu dhashay magaaladda Minneapolis ee dalka Maraykanka maalintii Axad oo ay bisha Abriil ahayd 27, 2008. Wiilkaas oo Maxamed loo bixiyey waxaanu leenahay noqo kii dalkiisa, dadkiisa, diintiisa iyo waalidkiisba anfaca. Aamiin Aamiin Aamiin
..................................................
Tahniyad Meher: Cabdixakiim Siraad iyo Naciimo Maxamed oo meherkoodu uu ka dhacay magaalada Danhaag ee dalka Holland, waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ee ubbad kheyr qaba kala hela. Aamiin Aamiin Aamiin
..................................................
Hambalyo Arooska: Xasan Maxamed Barre iyo Ayaan Miraad Nuur oo ka dhacay bishan April, 2008 magaalada Diridhabo ee dalka Itoobiya. Alla ha ka dhigo midkii la isku waaree Ubbad kheyr qaba la kala helo!!! Aamiin Aamiin Aamiin
..................................................
The inconvenient truth about immigration: Rageh Omaar asks was Enoch Powell right? By RAGEH OMAAR
..................................................
Shir ku saabsan Sannad-guuradii 5aad ee Mashruuca Waxbarashada Qoraxey oo lagu qabanayo Minneapolis
..................................................
Hambalyo Aqal-gal: Maxamed Ibraahim Caydiid (Gamuute) iyo Suleekho Muxumed Cumar (Suleekho Jabane) oo ku aqal-galay magaalada Jigjigga, maalintii Talaadada ee ay taaiikhdu ahayd 1 dii Abriil, 2008.
..................................................
Somalia: The Need for a Popular Culture By Abdullahi Dool
..................................................
Wareysigii Asad Cabdirisaaq uu siiyey Idaacada VOA Laanta Af Soomaaliga
..................................................
Wareysi Axmed Haybe, Guddoomiyaha Qorahey Education Foundation uu BBC Laanta Af Soomaaliga siiyey maalintii Talaadada ee bisha Oktoobar 23, 2007.
..................................................
Halkan ka dhageyso wareysigii Laanta afka Soomaaliga ee BBC London uu siiyey Maxamuud Sheekh Axmed Dalmar oo uu kaga faalloonayey Taariikh Nololeedkii Alla Ha u Naxariistee Sheekh Cabdiqani Sheekh Axmed
..................................................
Halkan ka dhageyso Faalladii uu Maxamed Cabdullaahi Xasan Rabaax oo ahaan jirey Madaxa Laanta Afka Soomaaliga ee BBC London uu ka bixiyey
..................................................
February 06, 2007 Wareysi ay BBC-du la yeelatay, Guddoomiyaha Mashruuca Horumarinta Waxbarashada Qabridahare Axmed Haybe.
..................................................
"Just another Niger" boggan Xaajo oo wareysi dheer la yeeshay wakiilka mashruuca waxbarashada Qabridahare Ing Bucul
..................................................
Wareysigii 6.03.06 uu boggan xaajo layeeshey Axmed Dawlo madaxa mashruuca waxbarashada Qabridahare
..................................................
Wareysiyada kala duwan ee Mashruuca Horumarinta Waxbarashada Magaaladda Qabridahare
..................................................
©2006 Qabridahare.com
Designed by
Somalitech.com